Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Milateriga Oo Hargaysa Lagu Dilay.

0
Tuesday October 13, 2020 - 16:24:10 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 5618
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Milateriga Oo Hargaysa Lagu Dilay.

    Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Saraakiisha Ciidamada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Saraakiisha Ciidamada

Hargaysa (HWN) Askari ka tirsan ciidanka milateriga Somaliland ayaa xalay Hargaysa ku dilay taliyihiisii, sida ay sheegayaan wararka laga helayo halkaas.

 

 Dilkaasi ayaa ka dhacay agagaarka Xerada Warshada Kabista, xili askariga ladilay la sheegay inuu ka yimid masaajidka.

 Askariga wax dilay ayaa goobta uu wax ku dilay ka baxsaday, waxaana goobta soo gaadhay ciidanka Booliska Somaliland oo goobta ka qaaday Maydka askariga la dilay, mana cada ilaa hada sababta loo dilay askariga dhintay

 

Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Saraakiisha Ciidamada Somaliland oo ay uga hadlayaan dilkii loo geystay Sarkaalka ka tirsnaa Ciidanka Milateriga iyo howlgalka ay sameeyeen Ciidamada.


Loading...
Loading...