Natiijada Baadhitaankii Labaad Ee Lagu Sameeyey Maydka Marxuun Cali Khaliif Oo La Shaaciyey
Natiijada Baadhitaankii Labaad Ee Lagu Sameeyey Maydka Marxuun Cali Khaliif Oo La Shaaciyey
Muqdisho(HWN):-Baadhitaankii labaad ee lagu sameeyey maydka alle haw naxariistee Marxuun Cali Khaliif ayaa la shaaciyey.
natiijada baadhitaanka labaad ee lagu sameeyay maydkii AHUN Cali Khaliif Galaydh ayaa lagu so bandhigay inuu marxuuunku u geeriyooday xanuunka Covid-19.
Xaaskii uu ka geeriyooday marxuunku, Maryam Cabdi Biixi iyo qaar mid ka mid Garaadada iyo madax dhaqameedka Marxuum Galaydh, ayaa sheegay in ay ku qanceen natiijada baadhitaanka, waxaana ay soo jeediyeen in la joojiyo wararka ay ku tilmaameen been abuurka ee sheegay in marxuunku uu u geeriyooday sabab kale.
![]() |
![]() |
Loading...
Loading...


0 







