Caadilow Allahayow, Caasiya Dalkii Yimid , Casharo Beenadhigayo, Ciidamadu Qabteen Qaar.

0
Tuesday October 13, 2020 - 09:52:42 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 620
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caadilow Allahayow, Caasiya Dalkii Yimid , Casharo Beenadhigayo, Ciidamadu Qabteen Qaar.

    Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ismail Abdillahi Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B],

TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDU.

 

CAADILOOW ALLAHAYOOW,

CAASIYADAN DALKII YIMID,

CASHARO BEENA DHIGAYE,

CIIDAMADU QABTEN QAAR,

CIDAHAN SOO DIRSANAYA,

CIRIQYADOODA BAADHOO,

CIDHIB HALKAY KU LEEYIN,

CADAYMAHODA SOO HELA,

CIDAADA AYNU MARINOON,

CIRKABA IAAN KA QARINON,

CUSKANOON KITAABKEENA,

CAYNKU DHIGAYO RAACNO,

CAGOYAY DHULKABA DHIGIN,

CADAALADA BANAYSAYOON,

CIDI HORJOOGSAN MAYSEE,

CIGAAL SHIDAD WUXU YIDHI,

CIIDANKA WAXAD TIDHAHDA,

COLKA HORTIBA WAAN JABAY,

CADAWGI HAW WAR CILIYEN.

ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...