''La Soco Aduunka , Horumarinta Caasimadda Dawladda Hoose Kuma Fila ''.

0
Tuesday October 13, 2020 - 09:45:39 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 783
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ''La Soco Aduunka , Horumarinta Caasimadda Dawladda Hoose Kuma Fila ''.

    W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed Nour Guruje

Wadadani waxay ku taalaa magaaladda Abuja ee caasimadda Wadanka Nigeriya , waxaana dhistay Dawladda dhexe ee Nayjeria , waxaanay qayb ka tahay qoryayaasha horumarinta caasimadda ee ay waddo dawladda dhexe ee Nayjeeriya .



Sidaas markay tahay , aragtiyaha aan aaminsanahay waxaa ka mid ah in horumarka wadanka Somaliland ay muhiim u tahay horumarinta caasimaddu , horumarka ay caasimadda u baahantahayna aanay ku filayn dawladda hoose , siyaasad ahaan , qorshe ahaan iyo  dhaqaale ahaan sidaa darteed in caasimadda loo sameeyo miisaaniyad u gaara horumarinteedda guud oo ay maamusho wasaaradda dawladda hoose , miisaaniyadaas na oo loo adeegsaddo mashaariicda wawayn , sidda lamiyadda waawayn ee isku xidha cidhifydda magaaladda , Biriijyadda , garoomadda waawayn ee ciyaaraha ,dhakhtaradda iwm, Dawladda hoosena loo daayo fulinta hawl-maalmeedka , dhsimaha iyo dayctirka wadooyinka xaafadaha dhexdooda isku xidha , nadaafadda iyo adeegyadda hoose oo waliba laggu ilaaliyaa waa aragtiyahayga aan aaminsanahey in aan fuliyanaaan ku rajo waynahey hadii alle idmo .

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...