Xukuumada Somaliland Oo Gobolka SOOL Ka Mabnuucday Furashada Cilaajyada

0
Tuesday October 13, 2020 - 09:29:31 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1427
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Somaliland Oo Gobolka SOOL Ka Mabnuucday Furashada Cilaajyada

    "waxaa ay ku sababaysay in laga hortago dhibaatooyinka ka dhalan karra ...'

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"waxaa ay ku sababaysay in laga hortago dhibaatooyinka ka dhalan karra ...'

Laascaanood (HWN) Wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland, ayaa gobolka Sool ka mabnuucday furitaanka Cilaajyada cusub.

 

Wasaaraddu joojinta furitaanka Cilaajyada cusub ee gobolka Sool, waxaa ay ku sababaysay in laga hortago dhibaatooyinka ka dhalan karra qaabka qofka buka loo daaweynaayo iyo hannaanka daawada loo siinaayo.



 No description available.

Loading...
Loading...