Dhisida Dekada Maydh

0
Tuesday April 23, 2019 - 14:35:18 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1560
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhisida Dekada Maydh

    Marka hore waxaan salaamaya dad weynah reer Somaliland meel kasta ay joogaan ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka hore waxaan salaamaya dad weynah reer Somaliland meel kasta ay joogaan ,
salaan ka dib waxaan qalinka maanta u so qaatay in aan ka hadalo dhisida dekada Maydh iyo istiraatjiyada fog ay leedahay , gobolada bariga somaliland waxay u baahan yihiin dekad ay wax kala so degaan sidaa awgeed jamhuriyada somaliland waa in ay ku eekaan oo kaliya dekada berbera oo dhisaan dekadah bariga.


Waxaan akhriyey maqaal somalia ay dabada ka wado oo ah in dekada lugahayo kaga dhow dahay dekada berbera diridhabe ma xumo in dekadah somaliland oo dhan la dhiso Lkn waa in madax banaanida Somaliland ay muqdas tahay


[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...