Dawlada Somaliya Oo Amar Ku Soo Rogtay Ajaaniibta Ka Dhoofaysa Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

0
Saturday October 10, 2020 - 17:57:58 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2410
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Somaliya Oo Amar Ku Soo Rogtay Ajaaniibta Ka Dhoofaysa Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

    Muqdisho (HWN) Dowladda Soomaaliya ayaa amar kusoo rogtay dadka ajnabiga ah ee ka dhoofaya garoonka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho (HWN) Dowladda Soomaaliya ayaa amar kusoo rogtay dadka ajnabiga ah ee ka dhoofaya garoonka

Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, sida lagu sheegay warqad kasoo baxday wasaaradda caafimaadka.

 

Amarka kasoo baxay wasaaradda caafimaadka ayaa lagu sheegay in qof kasta oo ajnabi ah oo ka dhoofaya garoonka Aadan Cadde looga baahan yahay inuu sito shahaadada caddeyneysa in laga baadhay cudurka Coronavirus, islamarkaana laga waayey.

 No description available.


Loading...
Loading...