Xubnaha Cusub Ee Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Xubno Aan La Filayn Oo Ka Soo Muuqday.

0
Saturday October 10, 2020 - 13:14:43 in News by
  • Visits: 5611
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xubnaha Cusub Ee Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Xubno Aan La Filayn Oo Ka Soo Muuqday.

    Xubnaha Cusub Ee Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Xubno Aan La Filayn Oo Ka Soo Muuqday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xubnaha Cusub Ee Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Xubno Aan La Filayn Oo Ka Soo Muuqday.


Hargeysa(HWN):-Liiska Xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE ee rasmiga ah ee lagu ansixiyey shirweynihii 4aad ee qabsoomay 4 ilaa 6 October 2020, ayaa la shaaciyey maanta oo taariikhdu tahay 10-ka October.


Liiskan oo ay si wadajir ah u xaqiijiyeen hoggaanka xisbiga KULMIYE iyo shirguddoonkii shirweynaha 4aad ee xisbigu, waxa tiradiisu tahay 239 ka mid ah ergooyinkii ka imanayey gobollada iyo 54 xildhibaan, iyadoo lagu dari doono Maayarrada degmooyinka dalka ee KULMIYE, Guddoomiyayaasha xisbiga ee Gobollada iyo labada xubnood ee ergada gobollada ka maqan oo lambarradoodu kala yihiin 49 iyo 50 ee liiska golaha dhexe ee la faafiyey.



Liiskan golaha dhexe oo uu saxeexay Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Md. Axmed Cabdi Xuseen magayacyadoodu waa kuwan hoos ku daabacan.

No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.
Image may contain: text
No photo description available.
No photo description available.





Loading...
Loading...