Kooxda Fashilka Ku Wadda Waddani Qore Khadar Ibrahim

0
Saturday October 10, 2020 - 09:44:39 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1119
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Fashilka Ku Wadda Waddani Qore Khadar Ibrahim

    Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato..

Xisbiga Waddani In muddo dheer ayu ku jiray gacmo kooxo is urursatay oo ay rabaan in xisbigan la wareegaan ,kula shaqeya xisbiga kolba waji marlxalad walba oo cosob soo waajihda,dad fara badan aya xisbiga ka dareeray kooxahaas awgood oo ay ka dhex sameyeen munaafiqnimo iyo isku dir, kadib kooxda waxa loo baxshay ( boka xaraam)!.



Iyaga ahaa kuwa guuldarada ka shaqeyay 2017 oo kolba qas iyo khilaaf xisbiga dhexdiisa ka abuurayay 2dii sanno ee ugu danbeysay, hadaba ilaahay sharkooda hakaa reebo xisbigan ,, xiabigu waa in u la xisaabtama masuul walba xisbigan hantidiisi cunay, nin walbo isago caga la’ hanti ka samaystay lacagtii taageerayasha xisbigaas,iyo gawaadhi lagu tamashleeyo ka hantiyay.

 

Maanta waxaan aragna xoghayehii xisbiga khadar dhukur oo shaqadiisi ku fashilan , wazaan xasuusta mar ayuu burco bandhigyeed ku qabtay oo u bixiyey furaha guusha ayu ku tacadiyay sida lasheegayo hantida xisbiga !!!.. Taasna waxaan u yaqaana munaafiqnimo.

 

!..mar labaad waxaan soo jeedinaya in la nadiifiyo xisbiga oo la xoojiyo maamul shaqeyn kara oo xisbi dhab ah.. Intaas aya igu filan caawa in aan u sheego saxiibayday reer waddani!!....

 

 

Qore khadar ibrahim

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...