Qoonkan Xamar Ka Taliyee, Aaska Qaran Sameeyaa, Qofka Nool Ma Eegaan.

0
Saturday October 10, 2020 - 09:39:52 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1015
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qoonkan Xamar Ka Taliyee, Aaska Qaran Sameeyaa, Qofka Nool Ma Eegaan.

    W/Q: Ismail handuleh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail handuleh

NOLOL QUUDHI WAAYADAN,

QOFAY NOLOL KU QADIYEN,

QARAN AAS SAMAYNTIYO,

QABRIYADA KU DOODAAN,

QOF DHINTAY AFDUUBAN,

MEYDADKODA QAATAAN,

QARASH MIYEY KU HELAYAN,

AYAKOON WAX QABANAYN,

QAWDA UUNKA MAQASHII,

QUDBADII UGU DANBEYSE,

KU QAWADAY FARMAAJO,

QIRIBA WAAYEY SOOLIYO,

WUXUU CALI QALIIF YIDHI,{AHUN}

QUUS BAAN XAMAR KA JOOGAA.

QOF MEYDAAN HADLAYNINE,

XAMAR LOOMA QAADEEN,

QAANA WEEYE MUDATEEN,

QIYAAMAHA IDIIN TAALE,

QABYANA WAA HALKEEDII,

ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...