Taariikhdii Abwaan Cali Saleebaan Bidde, Kulanka Gorfaynta

0
Friday October 09, 2020 - 12:12:26 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1951
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taariikhdii Abwaan Cali Saleebaan Bidde, Kulanka Gorfaynta

    Abwaan Cali Saleebaan Bidde, Ilaahay ha u naxariistee waxa uu geeriyooday 1997.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abwaan Cali Saleebaan Bidde, Ilaahay ha u naxariistee waxa uu geeriyooday 1997.

Waxa uu ku dhintay oo lagu aasay magaalada Hargeysa. Waa abwaan leh suugaan ka la duwan , oo qaar badan oo ka mid ah lagu luuqeeyo. Fursad loo ma helin in muuqaallo laga duubo taariikhdiisa, waxa se taariikhdiisa ka warramaya walaalkii Cabdillaahi Saleebaan Bidde, oo magaalada Oslo ee dalka Norway, wareysi ku siiyey Cabdishakuur Muxumed Muuse "Heersare".

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...