Tacsi Tiiraanyo leh: Geerida Prof. Ali Khalif Galaydh By. Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi (Obama)

0
Friday October 09, 2020 - 11:56:13 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1078
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Tiiraanyo leh: Geerida Prof. Ali Khalif Galaydh By. Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi (Obama)

    إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ.

Allah Naxariistiisa ha ugu deeqo, qabrigana ha uga dhigo guri janno, Prof. Ali Khalif Galaydh oo Ku geeriyooday Jigjiga DDS.



Ilaahay waxaan uga baryayaa marxuumka inuu janooyinkiisa ta ugu saraysa geeyo.

Waxaan eebe ka baryayaa in Samir iyo bedel khayr qaba siiyo qoyskiisii, qaraabadii iyo umadda ku abtiraata magaca Soomali. Gaar ahaan Shacabka Iyo Dowlada JSL.


Professor Ali waxa uu ahaa shakhsiyad qofka ay aad isu bartaan uu fahmi karaayo wanaagiisa, waxa uu ahaa taariikhyahan aad u xusuus badan Somali meel kastoo ay joogtana kayd u ahaa. Habeeno ka hor intii aanu u dhoofin Jigjiga waxaanu ka wada cashaynay Hudheelka Ambassador annagoo tiro yar oo kooban ah waxuu nagala hadlaayey xoojinta iyo Midaynrata Reer Somliland.


Ali wuu caafimaad qabay Waxaana uu noo sheegay in uu tegi doono JIGJIGA muddo yar oo koban dabadeed uu ku soo noqon doono Somaliland Haddii uu eebe yiraahdo.


EEBE HA U NAXARIISTO PROF ALI KHALIIF GALAYDH.


Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi

Hargeysa Somaliland
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...