Macal Cune Muuqan Doona

0
Tuesday April 23, 2019 - 09:55:40 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1594
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Macal Cune Muuqan Doona

    Nin ayaa galay gurigiisi waxa uu arkay hawaynaydiisi oo baroor iyo ba,ay meel halkan la fadhida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nin ayaa galay gurigiisi waxa uu arkay hawaynaydiisi oo baroor iyo ba,ay meel halkan la fadhida ..... Waxa uu waydiiyay wax aka oohsiyay ? " waxa ay tidhi #shimbiraha kor saran geedka aqalkeena , ayaa idaawanayay anoo aan maryo fcn xidhnayan taasina waxy noqon danbi iyo macsi rabi " Ninkii oo ka yaaban gabadha all aka cabsigeeda iyo dhawrsanaanteeda ayaa rumaystay geedkiin faash ku kala jaray " Hal isbuuc ka dib ayuu ninkii a wakhti hore ka soo rawaxay shaaqdiisi waxa uu ugu soo galay aqalka hawanaydiisi oo la huruda nin kale … Waxba kumuu samayn alaabtiisi inta uu gurtay ayuu magaaladaba ka haajiray … Waxa uu caga dhigtay oo tagay maalo kale wax yar ka dib waxa uu arkay dad meel aqalka boqorka udhaw ku buuqsan Hadiiba uu war waraystay wax loo sheegay in khasnada boqorka la xaday .. Isla wakhtiga waxa meesha soo maray nin aan dadka la socod ahayn oo marka uu soconaaayo faraha hore ku socda ..



Cabdilaahi sulaymaan

Email: [email protected]

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...