Ethiopia iyo Gudiga Qiimeynta DP World waxaanu ugu Baaqeynaa Lughaya ayaa 123 KM uga dhow Jigjiga iyo Diridhaba Berbera !!

0
Tuesday April 23, 2019 - 09:18:19 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1207
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ethiopia iyo Gudiga Qiimeynta DP World waxaanu ugu Baaqeynaa Lughaya ayaa 123 KM uga dhow Jigjiga iyo Diridhaba Berbera !!

    By: Dr.Khadar-Libaaxley.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

By: Dr.Khadar-Libaaxley.

Majirto Somaliland, Djabuuti iyoSomalia Xeeb Somaalileedahay oo ugaDhow Biyaha AwdalEthiopia iyo rabitaankeeda, hadiicadaalada iyo xeebtaugu mudan aaneyGo’aanka iyo TalladaHargaisa taallaa kaXaglineynin.



Ixtiraam weynayaan u hayaaHishiisyada Somaliland iyoShirkada DP World aywada galeen noocay yihiin baee ku aadanaaMaal-gashiga Dekada Berbera,waxase aan Dareemayaa, arkayaa inHishiiskaasi il-duufiyo kudhisanyahay hab cadaaladdaro weyn ahmarka loo eegoXEEBTA UGU MUDANee waliba HABOONdhanka istiraatijiyada iyodhawaanshaha Ethiopia Magaalooyinkeeda Waaweynee ay kamid yihiin Jigjigaiyo Diri-dhaba iyo waliba Addis-ababa ; arinkaniwaa tallo ganacsiiyo Maal-gashi , Ganacsigu sidiisabawaxa uu kufaa’idaa nabadgalyo ahaanGOOBTA UGU DHOWEE KAAFIN KARTABAAHIDA ADEEGA LARABO.


NM

Gobolada Awdal iyo Saaxil waa xeebaha ugu dhaw Ethiopia dhanka Somaliland .

Xuduuda labada dal ee Somaliland iyo badka ay u jiraan biyaha bada.

1.

Berbera illaa Jigjiga

317.4 km

2.

Lughaya illaa Borama illaa Jigjiga ( Borama xadka ayey ku taalaa )

194 km

3.

Xariirad illaa Zaila corridor

85 km

4.

Geestiir illaa Zaila corridor

60 km


Gabogabo iyoGunaanad:

Ka dhalinyaro ahaanwaxa aanu kuwar-galineynaa Dawlada faderaalkaEthiopia iyo ShirkadaDP World gaar ahaanGudiga farsamo eewada qiimeynta iyohubinta istiraatijiyada meelahaku haboon Maal-galinta iyoDhigida badeecooyinka ganacsiin aaney jirinSomaliland, Djabuuti iyo SomaliaXeeb Somaali leedahayoo uga DhowBiyaha Awdal Ethiopiaiyo Magaalooyinkeeda waaweyn,Waxa aanu baahiweynu qabnaa inaanu dareeno CadaaladMaal-galineed ee ShirkadaDP World markaay noqoto Maal-galinta Dekadahaiyo Xeebahataasi oo aanDeeq aheyn balse ah Miday ku jirtoDanta iyo MacaashkaShirkada Sidoo kale .


Dhalinyarada Awdalwaxa ay kacodsanayaan Ethiopia iyoShirkada DP World eexeebaha Maal-galisa inXeebaha Awdal noqdaanDekadaha iyo Marinkaugu weyn eeGeeska Afrika Maadaamaoo ay Ethiopiaisticmaali jirtay DekadaZaila Qarniyadii 10 aadillaa dhamaadkii Qarnigii18 aad, sidaa daraadeedna Xaqiyo Xasuuso gaaraoo taariikhdu Qortayay isku leeyihiin Ethiopiaiyo Xeebta Awdal.


Ugu dambeynDP World waan kudhiiri galinayaa inay dedejiso fulisohishiiskii ay horeySomaliland ula gasheyee Dekada Berberasidii uu ahaa ;Xeebta Awdal nanoqota tallaabadalabaad iyo Dekadaugu Weyn eeMasiiriga ah geeskaafrika maadaama XeebtaAwdal ay kamudantahay Berbera islamarkaana uga dhawdahahay Ethiopia;Dhawaanshaha macnihiisu waxauu yahay Bad-baadiniyo kaydin Dhaqaaleiyo Wakhti joogtaah oo lagubixin la haameel laga mudanyahay. ( Ever longlasting saving moneyand time for investment to the rightsea ports).



Dr.khadar -Libaaxley

[email protected]

[email protected]

Regional political analysts

Ahna isbedel DoonkaSiyaasada Dalka

4/22/2019

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...