'' La Soco Aduunka , Maqale Vs Adis Ababa''.

0
Thursday October 08, 2020 - 08:56:02 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' La Soco Aduunka , Maqale Vs Adis Ababa''.

    W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed Nour Guruje

Gudoomiyaha aqalka sarre ee Ethopiya mudane Aadam Faarax ayaa sheegey in Dawladda dhexe xidhiidhka u jartay maamulka deegaanka Tigrey maadaama uu yahay siduu hadalka u dhigay mid ku dhisan sharci darro , Distorka wadankana uu khilaafey .



Gudoomiyuhu wuxuu intaa raaciyey in Bajadkii dawladda dhexe siin jirtey maamulkaas , xidhiidhadhadii ka dhaxeeyey haayadaha fadaraalka , war kala qaadashaddii iyo xidhiidhadii waraaqo is dhaafsigga guud ahaan la mamnuucey .


Dhinaca kale , Maamulka Tigrey ayaa horaantii todobaadkan dhinacooda soo saarey go aan ay ugu soo jeediyeen in xubnaha deegaanka Tigrey kaga jira xukuumadda dhexe ay iska casilaan xilalka ay u hayaan .

Si kastaba ha ahaatee , Maamulka Adis ababa ee Abby Ahmed iyo maamulka Tigrey ee Maqale xaaladoodu waxay maraysaa Bariga dhexe , xaalkooduna wuxuu taagan yahay ma hadhin hadal la is yidhaahdaa .

 

W/Q: Ahmed Nour Guruje

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...