Wafdi Ka Socda Dowladda Oo Gaaray Magaalada Baydhabo

0
Thursday October 08, 2020 - 08:49:04 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 1103
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafdi Ka Socda Dowladda Oo Gaaray Magaalada Baydhabo

    Madaxweyne Lafta Gareen ayaa waxaa uu kulan kooban oo isxog-wareysi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Lafta Gareen ayaa waxaa uu kulan kooban oo isxog-wareysi




Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay sii hayaha Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada xukuumada federaalka Soomaaliya oo Maanta gaaray magaalada Badhabo

 

Madaxweyne Lafta Gareen ayaa waxaa uu kulan kooban oo isxog-wareysi ah la qaatay sii hayaha wasiiru-dowlaha wasaaradda waxbarashada dalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri iyo agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada xukumadda federaalka Soomaaliya.

Xubanahaan ka socday dowladda Soomaaliya ayaa magaalada baydhabo u tagaya mashaaruuc hormarineed oo ku aadan dhinaca waxbarashada maamulka koogfur galbeed.


Loading...
Loading...