Wax Aanad La Hayn Dan Kama Lihid

0
Wednesday October 07, 2020 - 10:01:10 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 930
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wax Aanad La Hayn Dan Kama Lihid

    6 / 10 / 2020 Keene iyo kordhiye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

6 / 10 / 2020 Keene iyo kordhiye.  

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxaad ka warrantaa shirkii KULMIYE   Ee mudada dheer laga shaqaynayay waxa ku baxay boqolaal kun oo doolar   Wax laga bedelay siduu ahaana ma jirto  

Saaxiib maxaa xoolahaa faraa badan loo khasaaraynayay

 

Kordhiye  saaxiib.wax aanad lahayn dan kama lihid xoolahan faraa badan eeku baxay    Waa hantidii qaranka ee agoontii la hayd aan loo oggolayn inay koob shaaha ka cabbaan    Markaa iyaga waxba ka khasaaroobi maayaan ta ku baxdayna waa hab kaloo lagu lunsado  Wax boobka iyo musuq maasuqa .  

Waxaan ku sii qaslay  gudoomiya xisbiga muusaa  utaagan cid la tartanta lam oggola hhhhhhhhh Gudoomiya ku 1 waa ina kaahiin cid la tartanta lama oggola hhhhhhhhhhh  

Ka saddexaad hhhhhhhhh ka afraadhhhhhhhhhh  

Maaha shirkii kulmiye  waa fadeexaddii kulmiye .  

 

Guuleed liibaan snm 1710@livecom


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...