" La Soco Aduunka , Afrika Waa Isku Siyaasadd ''.

0
Wednesday October 07, 2020 - 09:26:42 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 831
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    " La Soco Aduunka , Afrika Waa Isku Siyaasadd ''.

    W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed Nour Guruje

Golaha madax-dhaqameedyadda Qawmiyadda Kikuyo oo ah Qowmiyadda ugu tiradda badan wadanka Kenya ayaa sheegey in ay aad uga xun yihiin facaa'ilka ay ku kacayaan taageerayaasha madaxwayne ku xigeenka kenya Willium Ruto .



Oday dhaqmeedyadan isu yimi oo ah duubabka qawmiyadda kikuyo oo ka ah 17% dadwaynaha kenya ayaa sheegey in aanu Willium Ruto u qalmin in uu taageero ka hello goboladda iyo deegaanadda Kikuyo ee Badhtamha Kenya .


Si kastaba ha ahaatee , wadanka Kenya oo ka midda wadamadda dhinac tacliinta iyo doorashooyinka ugu ilbaxsan Afrika ayaa hada dadkiisu wax u doortaan si beelaysan , minqiyaaska beelnimana waa mid ka midda kuwa ugu dada wayn ee qofka Afrikaanka ihi wax ku eego ,sidaa darteed haba kala nadaafad wanaagsanaatee , Afrika wa isku siyaasad .

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...