Akhriso Taariikhda Guddoomiye ku-xigeenka 4aad ee xisbiga KULMIYE oo kooban:

0
Tuesday October 06, 2020 - 10:06:01 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1636
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso Taariikhda Guddoomiye ku-xigeenka 4aad ee xisbiga KULMIYE oo kooban:

    Maxamuud Xasan Sacad "Saajin" wuxuu ku dhashay Jigjiga sannadku markuu ahaa 1949 kii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamuud Xasan Sacad "Saajin" wuxuu ku dhashay Jigjiga sannadku markuu ahaa 1949 kii

waxa uu dugsiga hoose ,Dhexe iyo sare ku qaatay Dugsiyadda Qulunjeed,Sheekh iyo Camuud ee imika loo yaqaan Jamaacadda Camuud.



Waxa uu Jamaacadda ka baxay Jamacadii Muqdisho ee la odhan jiray SIDAM 1974-1977. Wuxuu dalka uga baxay dibedda 1978  isagoo  qaatay Master in Financial analysis London Business School. Wuxuu shaqo ka bilaabay Shirkadda Shidaalka ee ZADCO "Zakum Development Oil Company” ee dalka UAE qaybta xisaabaadka "Senior Accountant” Muddo dhan 38 sanno.


Xubin ka soo qayb qaatay hirgalinta nidaamka xisbiyadda ee Soomaaliland.

Xubin ka tirsan xisbiga talada dalka haya ee  KULMIYE tan iyo 2012-kii


Markii xisbigu talada dalka ku guulaystay mar labaad sannadkii 2017 loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga,Warshadaha iyo Dalxiiska oo ilaa haatan uu yahay.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...