Hore Iyo Danbaysaba, Dad Waxgaradi Kama Dhalan, Duulka Koonfur Kaa Xiga.

0
Tuesday October 06, 2020 - 10:03:00 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hore Iyo Danbaysaba, Dad Waxgaradi Kama Dhalan, Duulka Koonfur Kaa Xiga.

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

DUQII NALA DAGAALAMAY,

DABARGOYA NOO QORAY,

DOQONKAASA U FIICNAA,

DUULKA KOONFUREEDOO,

DAWLADNIMOBA DAAYO,

DARIIQANAY MARI KARIN,

DUSHAA LAGA ILAASHAA,

DEKEDA IYO MADARKAY,

DILAALUN KA QAATAAN,

DEYNBA LA SAAMAXAYE,

DOONO MID KALE GALA,

DALKU WAA XARASHOO,

DUUL XALANE JOOGIYO,

DAWLADAA ILAASHADA,

DOQON MA HA KIINIGU,

HADDU DOONAY QAYBTIS,

ISGANA MAA U DAYSAAN,

BADAHA DERISKA SIISEEN,

DOORASHADA GELAYSAAN,

DOORTA SHEKHA QADARO,

DOOLARKIINA XAABSADA,

DADKU INU WUXUN CUNO,

 Ismail Abdillahi Handuleh.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...