Kulmiye Hel Awdal Iyo Nacadnimada Cirro Qore Khadar Ibrahim

0
Monday October 05, 2020 - 09:36:24 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1032
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulmiye Hel Awdal Iyo Nacadnimada Cirro Qore Khadar Ibrahim

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.

Iyadoo aano ka daawanayney sida ay isku tanaazulayn saylaci iyo saajin waxayna idin tusaysa siyaasada xisbiga bahweynta kulmiye bisaylka siyasideed ay ku xaliyaan khilaaf walba soo dhex gala.



Isu tanaazulkan wuxuu xambaarsan yahay goosha kulmiye 2022 doorashooyinka soo socda ee gobolka awdal,  taageerada ugu balaadhan ayuu maanta kulmiye helay waana beesha jibriil yoonis ee ugu balaadhan gobolka oo u kasoo jeedo WASIIR SAAJIN ..

 

Beesha jibriil yoonis SAAJIN.

beesha habarcarfaan Wasir seed.

Beesha maxamed case Saylaci.

 

Waa 80% codadka qobolka awdal ayuu kulmiye ku haysta maanata awdal, midhkaas ayuu cirro ka fakari waayay musharax ku xigin oo beesha jibriil yoonis in u ka dhigto lkn maxaad smayen waa siyaasi faashil ah oo talaabonwalbo waa khasaaro.

 

Maba fakarayaan qolada waddani qaylo iyo nax nac lasoo ag fadhistaan warbaahinta!.muuse biixi ka bade siyaasad iyo xiniyo halka aad iska qoslayso jaalle!..maanta wax ku yaalaa awdal haba yaraate me jirto waddaniyow waxa halkaas dhigay waa CIRRO..

 

Qore khadar ibrahim cabdi mataan

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...