Maxaa Haysta S/LAAN, Keene Iyo Kordhiye

0
Sunday October 04, 2020 - 12:11:09 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1032
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Haysta S/LAAN, Keene Iyo Kordhiye

    3 / 10 / 2020

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

3 / 10 / 2020

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib immika sidaasuun ayaan   Wax ueegayaa waanan la yaabanay tolow miyay waalan yiin   Mise way miyir qabaan inteebay se waxani soconayaan   Oo dadweynuuna daawanayaan bal saaxiib ii waran. 

 

Kordhiye. Saaxiib kuu warramay waxan aad aragto waalagula arkaa  Wax walibana wakhtibay leeyiin ay soo geba geboobaan.   Midbaan odhan galbeedka umay wacnayn inay darajadan qabtaan   Si loo tuhunsanaado aadbaan uga xumay in la ogaado guda hooda hoose   Immikana waxaan ilaahay ka baryayaa inay arintu dagaal la,aan innagu dhaafto   Oo aanay noqon iska kay xoree sidii faqashtii. 

 

 

Guuleed liibaan [email protected]  


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...