Cirro Waa Khasaaro Qore Khadar Ibrahim

0
Friday October 02, 2020 - 11:29:12 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1573
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cirro Waa Khasaaro Qore Khadar Ibrahim

    Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.

Umadd walba markay dooranayso in ay xisbi gasho amba taageerto waxay eegtay kartidiisa iyo hadafkiisa may is gaadhi karaan? Kulmiye markuu aha mucaariid umaddu waxay ku dooratay markay aragtay hogganka iyo kartida u xisbigu lahaa markuu la baraatamayay UDUB gudna ku tuuray 2010!, maanta se WADDANI miyu leeyahay karti amba hadaf ku gaadho kursiga iyo doorashooyinka danbe?!!..

 

Cirro siyaasi maaha ee waa nin ku shaqaysta sida habka NGO, Qofku markuu la shaqeeyo hay’adaha NGO loo yaqaano, had iyo jeer wuxuu sameeyaa oo soo bandhigaa qoraalo uu ku raadinayo mashruuc shaqo.

 

Laakiin qorshaha shaqo ee lagu raadinayo kursiga siyaasadu sidaas wuu ka duwan yahay waxaanu u baahan yahay waayo aragnimo siyaasadeed iyo in qofku fahmo habdhaqanka siyaasadeed iyo ka nololeed ee bulshada codka laga doonayaa leedahay!!.

 

waddani na laguma baahna qaylo madhan, dadkana wey idin bartayn inaad tihiin uun calool u shaqestayaal NGO ah !!.cirro na mid baan leeyahay xiradan aad isku ooday banee maanta dalka iyo shicibkaba dhexdooda wax kuma yaalan ,,Taageerayaasha waddani ee weli khiyaaliga. Weli ku jira waxaan leetahay wakhtigeena ha ku luminena nin aan han lehayen oo baqda waliba !!..

 

Qore khadar ibrahim cabdi mataan

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...