Xildhibaan Kijaandge Oo Awelba Foolxumaa Buu Xoonna Sii Cunay.
M Bashe
Xoonka bahalka la yidhaa waa bahal shinnida leeg oo sideeda u wada
duula oo oo qofkuu qaniiinaa wuu wada Barbara wuu fool xummaadaa.
Xildhibaan KIJAANDHI wuxuu ka mid yahay shikhsiyaadka ugu dhaqanka xun
uguna siyaasadda xun ,waxay isku class yihiin oo ay si u wada ceeshaan
ninka la yidhaa BUKHARI labadooduba dariiqyada ayaa had iyo reer lagu
garaacaa oo iyaguna uma dhaqamaan sidii xildhibaan Baarlammaan oo
ummadda metela had iyo jeerna ceeb bay usoo jiidaan Xildhibaanada
SOMALILAND waxaasuna waxay u dhacayaan SOMALILAND waxay haysataa
Baarlamaan aan xeer iyo sharci ay ka ay raacaan meel u ool iyo cid
madaxa oo laga baqaa meel u joogin.
XILDHIBAAN KIJAANDHI IYO BUKHAARI WAA KUWUU SILAANYO BERIGUU LAALUUSH
KU WAALI JIRAY BAARLAMAANKA Y⁹IDHI WAA LABADA NIN EE MARKAMADAXTOOYADU
LAALUUSHKA SIISO TIRANSAN JIRAY SIDAY ADHI IIBIYEEN INTAY LA DHUUMAN
LAHAAYEEN.
BAARLAMAANKII SOMALILAND NA MARKAY DHACDO KASTA WAX KA QABAN WAAYEEN (IMAGE) KOODII WUXUU NOQDAY ' XINNIINYO-DABADOOD'.
Maalin aan Hargeysa telesomta horteeda marayey WAXAA LA KALA HAYEY
INAN YAR OO KUWA JOURNAL KA IIBIYA IYO NIN XILDHIBAANA OO INANKAA 'LAHAA
AYAAN WALBA WARQAD BILAASHAAD IGALA DHAQAAQDAA LACAGTAYDA I SII '
XILDHIBAANADA WAABA SHARCI AY WADANKA U SAMEEYAANE IYAGII BAA BADANKOODII MAGAALO JOOGXUMO SOO KORDHIYEY.
XILDHIBAAN KIJAANDHI iyo ciyaalkiisu dil fool xun bay u geysteen in
yar qaadaa ma dherggaana , waa in Maxkammadi hadday jirto todobaadkan
gudihiisa la saaraa haddii kale isna cidna looma Maxkadadayn doono
Hargeysana waa la wada joogaa.
M Bashe
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...