War Degdeg Ah: Madaxweyne Trump Oo Laga Helay Cudurka Covid-19

0
Friday October 02, 2020 - 09:39:44 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2206
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Degdeg Ah: Madaxweyne Trump Oo Laga Helay Cudurka Covid-19

    ... halkaas oo ay haweenaydaasi kaga soo baxeen calaamadaha cudurkaasi....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

... halkaas oo ay haweenaydaasi kaga soo baxeen calaamadaha cudurkaasi....

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa bartiisa Twitterka ku shaaciyay in laga helay cudurka Covid-19.


Madaxweynaha ayaa sheegay in isaga iyo Marwada Koobaad ee dalkaasi laga helay cudurka ayna bilaabeen inay iskarantiilaan sidoo kalana ay mari doonaan habkii ay cudurkaasi uga soo kabsan lahaayeen.



Arrintan ayaa timid kaddib markii mid ka mid ah lataliyaashiisa aadka ugu dhaw, waa Hope Hicks ee, laga helay cudurka Covid-19.


Ms Hicks ayaa waxa ay madaxweynaha la raacday diyaaradda Air Force One taas oo uu todobaadkan ku tagay gobolka Minnesota, halkaas oo ay haweenaydaasi kaga soo baxeen calaamadaha cudurkaasi.


BBC

Loading...
Loading...