Muqdisho: Sarkaal Kufsi Lagu Eedeeyay Oo Dil Lagu Xukumay

0
Thursday October 01, 2020 - 19:10:43 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1508
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho: Sarkaal Kufsi Lagu Eedeeyay Oo Dil Lagu Xukumay

    Maxamed ayaa haysta fursad uu xukunkaasi racfaan uga qaadan karo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamed ayaa haysta fursad uu xukunkaasi racfaan uga qaadan karo.

Muqdisho (HWN) Maxkamadda ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta waxa ay Maxamed Xuseen Cilmi ku xukuntay dil.


Maxamed oo ka tirsan ciidammada xoogga dalka ayaa waxa lagu eedeeyay inuu degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ku kufsaday gabar 14 sano jir ah, sida ay qortay idaacada BBC-du



Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidammada qalabka sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur shuute ayaa riday xukunka dilka ah. Maxamed ayaa haysta fursad uu xukunkaasi racfaan uga qaadan karo.

Loading...
Loading...