Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Eedo Ujeediyay Ganacsatada Banaadir

0
Wednesday September 30, 2020 - 09:02:14 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Eedo Ujeediyay Ganacsatada Banaadir

    "Wadooyin farabadna oo ku yaalla gobolka Banaadir ayaa la dhisay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Wadooyin farabadna oo ku yaalla gobolka Banaadir ayaa la dhisay"

Muqdisho (HWN) Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa  Muqdisho ayaa sheegay wadooyin maamulka Gobolka Banaadir uu dhisay oo uu lacag badan ku bixiyay la burburiyay.

 

Waxaa uu sheegay in Ganacsatada wadhatada ah ee ku nool Muqdisho wadooyin badan oo la dhisay ay ganacsiyo yaryar ka sameysteen, isla markaana qarkood ay laamiga sudheen dalado burburiyay wadooyinka.

 

Sidoo kale guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Maamulka gobolka Banaadir uu diyaar u yahay dhismaha wadooyinka muhiimka ah eek u yaalla Muqdisho, hayeeshee Bulshada aysan fahansaneyn Sahqooyinka loo haayo.

 

Wadooyin farabadna oo ku yaalla gobolka Banaadir ayaa la dhisay, waxaana qaarkood ay noqdeen kuwo dib u burburay oo xilliyada roobka ay biyo farabadan fadhiistaan.


Loading...
Loading...