Gabadh Soomaaliyeed Oo Ku Guulaysatay Tartanka Quruxda Hablaha Muslimiinta Ah Ee Maraykanka

0
Tuesday September 29, 2020 - 15:24:24 in News by
  • Visits: 3052
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabadh Soomaaliyeed Oo Ku Guulaysatay Tartanka Quruxda Hablaha Muslimiinta Ah Ee Maraykanka

    Gabadh Soomaaliyeed Oo Ku Guulaysatay Tartanka Quruxda Hablaha Muslimiinta Ah Ee Maraykanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabadh Soomaaliyeed Oo Ku Guulaysatay Tartanka Quruxda Hablaha Muslimiinta Ah Ee Maraykanka

Sahra Abuukar oo ah gabadh Soomaaliyeed oo qaxooti ku ah dalka Mareykanka ayaa ku guuleysatay tartanka quruxda hablaha Muslimiinta ah ee Mareykanka.

Image may contain: 1 person, closeup

Waxay sheegtay inay dooneyso inay tusaale u noqoto haweenka Muslimiinta ah.

Sahra waa naqshadeysaa dharka, ayada ayaana tolata inta badan dharkeeda. "Marka aad maqasho cabaayad, waxa ugu horreeya ee kugu soo dhacaya waa shuko madow. Waan jeclahay madowga, waa kalar dookheyga ah. Balse marka ay cabaayad noqoto, waxaan jeclahay kalarrada muuqda.” Ayay tidhi.

Image may contain: 1 person, standing and text
Image may contain: 1 person, standing
Image may contain: 1 person, standing

Gabadhan oo 23 sano jir ah ayaa ku nooleyd Turkiga muddo toddoba sano ah kahor inta aysan u wareegin Mareykanka, sanadkii 2014.

Tartankan oo sanadkii afaraad la qabanayo ayaa waxaa sanadkan ku tartamay 15 hablood oo da`doodu u dhaxeyso 15 ilaa 30.

Loading...
Loading...