Wasiirka Hawlaha Guud Oo Shaaciyey Xal Uu Sheegay In Laga Gaadhay Dhulkii Buurta Kala Jeexan.

0
Monday September 28, 2020 - 14:07:51 in News by
  • Visits: 1962
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Hawlaha Guud Oo Shaaciyey Xal Uu Sheegay In Laga Gaadhay Dhulkii Buurta Kala Jeexan.

    Wasiirka Hawlaha Guud Oo Shaaciyey Xal Uu Sheegay In Laga Gaadhay Dhulkii Buurta Kala Jeexan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Hawlaha Guud Oo Shaaciyey Xal Uu Sheegay In Laga Gaadhay Dhulkii Buurta Kala Jeexan.

Hargeysa(HWN):-Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guryeynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi ayaa ka hadley muranka dhul ku yaala buurta kala jeexan oo ay isku haystaan dad shacab ah iyo Qoyska Madaxweynaha Somaliland.

Image may contain: 1 person, sitting

Wasiir Abdirashiid Qambi oo u warramayey  Bulsho TV, waxa uu yidhi "Anigu arrin u gaar ah Madaxweynaha ma farogelin se waxaan ogahay inuu in badan Madaxweynuhu ku dedaaley sidii si wanaagsan oo nabadgelyo ah loogu dhameyn lahaa arrinkaasi, Dedaalka Madaxweynahana waxa ka soo baxey in dadka dhismayaasha ku lahaa loo daayo kuwa kalena dhul beddel loo sameeyo."

Wasiirka ayaa sheegay in dhulkan intaanu xilka qaban Madaxweyne Muuse ay maxkamadaha dalku u xukumeen qoyska Madaxweynuhu iney leeyihiin dhulkaas.

Loading...
Loading...