Doorashooyinka Soo Socda Maxaa Uga Qorshaysan Dhalinyarada?..W.Q Khaalid Axmed Foodhaadhi

0
Sunday September 27, 2020 - 19:19:03 in Articles by
  • Visits: 1032
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashooyinka Soo Socda Maxaa Uga Qorshaysan Dhalinyarada?..W.Q Khaalid Axmed Foodhaadhi

    Doorashooyinka Soo Socda Maxaa Uga Qorshaysan Dhalinyarada?..W.Q Khaalid Axmed Foodhaadhi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doorashooyinka Soo Socda Maxaa Uga Qorshaysan Dhalinyarada?..W.Q Khaalid Axmed Foodhaadhi


Khaalid ahaan doraashooyinka somaalilan ka dhacay waxaan codeya mid 2012kii keliya , tasna waxa ku codeey qabyaalad cad oo geed aan uga so gaban sababto ah odayaal iyo dhaallinyaro yaryar xamsadayisan ayaa i helay oo meel qol madow ah igula shir jiray , sankan iga geliya nin aan aqoon .
Image may contain: 1 person, sunglasses



Waxa yaabihii berriga shirarka lanagula geeli jiray waxa kamid ah

■ Haddii ayunahay reer hebel sannadkan inaa so baxna waa khasab oo reerihii qayrkena ah ayun tartaan kula jirana marka dhalinyarooy meesha ha inagu ceebayna .

■ninka ayun doorayina waa nin waxa kasta reerka u qabanyaa oo hadda wadanka waxa aad uga bahato ku fududeynay.

Hadda been cad ayaa ahayd oo ninkan meesha la sarayo weligay ma arag lakiin odayaal tuurta ku sita ayaa ikeenay,khasbaan igu baray.
Macal kuwi tuurta ku siitay ayaa nacdalaaye laba bilood kadib markii uu lambarka ka qaban wayeey. Cajiib!!

Miyaan xaqu uleyahayn innaa qabyallaad la, aan ku codeeyo oo ka u arko in wadanka waxa taraayo u codeeyo?
Odayaasha aan karmaad u ahayo ee 2012 nin igu yidh ucode mantan ugu leh ucode miyaan ogeyna innaa maskax ahan iyo jiidh ahanbaa koray ?



Dhaallinyarta maskaxdood ayaan la cayin.



W/q khaalid Ahmed foodhaadhi.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...