Qaabka Ay Isu Shukaansadaan Qaar Kamida Qabiilada Somaliyeed.

0
Saturday September 26, 2020 - 09:07:57 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1441
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Qaabka Ay Isu Shukaansadaan Qaar Kamida Qabiilada Somaliyeed.

    W/Q: Cabdilahi Maxamed Xuseen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Cabdilahi Maxamed Xuseen

1. Ogaadeen. Huuno ina aaboow cadawga ma iska dugaashana... bal ma Dagaal baa loo socdaa!

2. Cayaal xamar. Abaayo wlhi blhi tlhi waa ku jeclahay.... yaa maxkamad saaray!!

3. majeerteen. baayo waxan ahay nin ina adeerkaa oo laandheere ah. Baayo markan ku arko wadnuhu wuu i boodboodahayaa

4.mareexaan. aabahey Jeneral buu ahaan jiray waagi dowladdi siyaad barre awoowahey ina libaax sankataabte buu ahaa waxaanu nahay madaxdi dalka!!

bal yaa weeydiiyay CVga reerkooda

5. Gaaljecel. Ar aaloow Awoowaheey geelaas lahaan jiray abkoogeey geelaas lahaan jiray... meesha xanaanada xoolaha meey u maleeyan

6. Xawaadle. Jicibaan ku keenaa heesti baladeynaa ku qaadaa

7. Raxanweyn. Kii fadee kii jecelee kiin dhimadee. cambuula ka dharagaase

8.Abgaal. Intey soo xirtaan macawuus qoora sifeys iyo buuma dheer ay dhahaan Muufaan ku keenaa macsaraan kuu keenaa

Waa ku dharjihaa

9. Habargidir. Wlhi 1991ki baa loo laabanayaa hadii aad i diidid

10. Murusade. Hadii aad i diidid waxaan kugu sugaa xarariyaale iyo deyniile hadaan ku maqaar siibin ina waraabe la ima dhaho

11. Isaaq. Dee waxaa bidaarta naga soo saaray sidaanu ictiraafka soomaliland u raadineynay ee ina adeer soomalilandernimo igu qaado dee

12. Shiikhaal. ukhti ilaahey dartiis igu qaado waxaan ahay wiil ree owqudub iyo loobagay iska dhaleen waxaana ka tirsanahy jamaacada Al islaax

13: Warsangali daarood, ina adeer waxaan ahay nin balo ka dhacday 20 god oo dhuxul baa ii duugan, gaajo haka walwalin intuu geed taaganyahay anna ay gacmahaan igu yaalaan

14: dhulbahaante sideey daraawiish iyo waagi sayidka oga sheekeynaan ayayba gabadha ku ag hurdooneysaa, waaba qabiil dhan oo somaliland iyo Puntland ay streas ku rideen

Inta kale waxa looga hadli waayay lacag lagu leeyahy oowgeed

Qodobkee ka heshay?


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...