War Degdeh Ah : Reysul wasaaraha cusub ee soomaaliya oo helay codka kalsoonida.
Waxaa Si Gacan Taag Ah Codka Kalsoonida U Siiyay 215
Muqdisho (HWN) Reysul wasaaraha cusub ee soomaaliya mudane mohamed xusen rooble ayaa cod aqlabidyad leh ku helay codka kalsoonida baarlamaanka soomaaliya
waxaa si gacan taag ah codka kalsoonida u siiyay 215 xildhibaan, majirin cid diiday ama k aamustay, sida uu sheegay gudoomiyaha golaha shacabka soomaliya mudane Mohamed Mursal Sheikh Abdirahmaan.
Madaxweynaha qaranka Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa ka mahad celiyay kalsooni siinta reysul-wasaaraha cusub ee soomaaliya Mohamed Xusein Rooble, sidoo kole madaxweynaha ayaa baarlamaanka ka codsay in xukuumada uu soo dhisaaayo rw ay siisaan codka kalsoonida marka lasoo dhiso.
Loading...
Loading...


0 





