Iyaku Ma Yihiin Dadku Se Ma Yahay

0
Wednesday September 23, 2020 - 09:58:36 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 962
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Iyaku Ma Yihiin Dadku Se Ma Yahay

    Iyaku ma yihiin dadku se ma yihiin 22 / 9 / 2020

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyaku ma yihiin dadku se ma yihiin 22 / 9 / 2020

Keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxa aan ku wey diiyay

Labada KORNAYL ma yihiin ku wii dulmiga diiday

Dadku na ma yihiin ku wii xumaanta ka dagaalamay?

Kordhiye. Saaxiib xanaaqa halkii ugu danbaysay ayaad maraysaa

Yeelkaagee waan kuu kordhina yaa.

Saaxiib KORNAYLADU maaha ku wii dulmiga ka dagaalamay

Waxay ahaayeen qaar iska raacay xorayntii SNM

Waxa kuu mar khaatiya hdday dulmi u baxeen may sameeyeen

Mid weliba ka xun kii FAQASHTA.

WAXA SOCDAA WAA MA GEYDID OO KALE

Saaxiib dadkuna waa dadkii balse weli rajay qabaan wax kastaaba

Ha seegeene waxa ay ilaashanayaan nabadaa yar laakiin waxa weli

Ka khaldan inuu jiro dagaal aan xabbad ahayn oo si fudud ay isaga

Bedeli karaan RAJIIMKAN

Kaa soo ah marka ay iyagu iklhtyaarka leeyiin oo ah marka

La codaynayo.

Laakiin dhibta haysaa ah qabyaalad oo waxa ka maqan qaran-nimadii

Immika iyo haatan wax yarbaa ka xiga wakhtigaa ikhtiyaarka

Ay Yeelanayaan waana maalin qudha yaydaan fartiina eersan.

Caqligu haydin shaqeeyo yaan maskaxda qaybta qabyaalada

Iyo hungurigu idin shaqayn.

Qaybta mustaqbal eegu haydin shaqayso

Guuleed liibaan snm 1710 @live com.uk


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...