Somaliland Oo Dhaqdhaqaaq Ciidan Ka Bilawday Fadhiisimada Hore Ee Ciidamadu Ku Leeyihiin Laascaanood

0
Wednesday September 23, 2020 - 00:36:13 in News by
  • Visits: 3179
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Dhaqdhaqaaq Ciidan Ka Bilawday Fadhiisimada Hore Ee Ciidamadu Ku Leeyihiin Laascaanood

    Somaliland Oo Dhaqdhaqaaq Ciidan Ka Bilawday Fadhiisimada Hore Ee Ciidamadu Ku Leeyihiin Laascaanood

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Oo Dhaqdhaqaaq Ciidan Ka Bilawday Fadhiisimada Hore Ee Ciidamadu Ku Leeyihiin Laascaanood

 


Laascaanood(HWN):-Abaanduulaha ciidamada qaranka somaliand Cabdirisaaq Afgaduud oo socdaal ku jooga magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa dhaq dhaqaaq ciidan ka bilaabay fadhiisimada hore ee ciidanka.

Image may contain: one or more people and outdoor


Abaanduule Afgaduud ayaa ciidan milatari ku daad gureeyey fadhiisimada jiida hore ee gobolka Sool oo ay hore ugu sugnaayeen guutooyin ka tirsan ciidamada qaranka.


Abaanduulaha ciidamada qaranka somaliland oo ay wehelinayaan saraakiil ka tirsan ciidamada iyo gudoomiyaha gobolka Sool ayaa saanad ciidan ku daad guureeyey fadhiisimada ay ciidamadu ku leeyihiin aaga hore ee magaalada Laascaanood.

Image may contain: 3 people, people standing
Image may contain: 4 people, people standing
Loading...
Loading...