Baarlamaanka Itoobiya Oo Go'aan Ka Gaadhay Wasiiro Cusub Oo Xilal Loo Magacaabay

0
Wednesday September 23, 2020 - 00:24:23 in News by
  • Visits: 1072
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka Itoobiya Oo Go'aan Ka Gaadhay Wasiiro Cusub Oo Xilal Loo Magacaabay

    Baarlamaanka Itoobiya Oo Go'aan Ka Gaadhay Wasiiro Cusub Oo Xilal Loo Magacaabay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baarlamaanka Itoobiya Oo Go'aan Ka Gaadhay Wasiiro Cusub Oo Xilal Loo Magacaabay


Addis Ababa(HWN):-Golaha Wakiilada Itoobiya ayaa Maanta Ansixiyay Wasiirada Cusub Wasaaradaha Difaaca Sayniska Tacliinta sare Macdanta iyo Batroolka iyo Garyaqaanka Guud Federaalka.

Image may contain: 2 people, people standing


Fadhi ay yeesheen Golaha Wakiilada Shacabka dalka Itoobiya ayaa waxa ay ku Ansixiyeen Masuuliyiin uu Raysal Wasaaraha dalka Itoobiya Abiye Ahmed Magacaabay 18 kii Bishii hore.


Golaha Wakiilada ayaa fadhi Deg-degga oo Saaka,yeesheen ayaa waxa ay ku Ansixiyeen kuna Ogalaadeen Magacaabista Wasiirka Difaaca Itoobiya Dr. Kenee'a Yadeta Garyaqaanka Guud ee Federaalka HurTimothios Wasiirka Wasaaradda Sayniska iyo Tacliinta sare Dr. Samuel Hurkato Wasiirka Macdanta iyo Batroolka. (Eng)Takele Uma ayaa lagu ansixiyay.


Sidoo kale waxa Goluhu Ansixiyay Magacaabista 40 garsoore oo ka tirsan Maxkamadda Sare ee Federaalka iyo 50 garsoore oo ka tirsan Maxkamadaha Darajada Koowaad.

Image may contain: 1 person

Loading...
Loading...