Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Qorshaha Doorasho Ee Soomaaliya

0
Monday September 21, 2020 - 16:03:48 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1932
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Qorshaha Doorasho Ee Soomaaliya

    Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Qorshaha Doorasho Ee Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Qorshaha Doorasho Ee Soomaaliya

Hargeisa(HWN):-Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixisay Qorshaha doorashooyinka Soomaaliya oo lagu sheegay in Xildhibaanno matala Somaliland lagu doorannaayo magaalada Muqdisho, waxaannay Xukuumaddu sheegtay inaanay qayb ka ahayn Doorashooyinka Soomaaliya.

Warqad loo diray Qaramada middoobay, midowga Africa iyo midowga Yurub ayaa Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland ku sheegtay inaanay qayb ka ahayn doorashooyinka Soomaaliya, isla markaanna ay Somaliland tahay dal madax bannaan oo gooni isu-taagay 1991-kii.

Loading...
Loading...