Qaadiyo Qabyaaladi Daday Qaybsadeeno, Qaadiriyo Qolqolo , Qayrkood Ka Reebeen.

0
Monday September 21, 2020 - 09:29:20 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 183
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaadiyo Qabyaaladi Daday Qaybsadeeno, Qaadiriyo Qolqolo , Qayrkood Ka Reebeen.

    Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ismail Abdillahi Handuleh.

BISMILAHI  ALRAXMAAN ALRAXIIM.[ASCWRWB.]


 

1-QAADIYO QABYAALADI,DADAY QAYBSADEENO,

   QAADIRIYO QOLOQOLO,QAYRKOOD KA REEBEN,

   QAARBA MEEL U JEEDO,QARASH ODAYO QATIYO,

   QOOLU GALAY SIYAASIGA,DHAQANKI QABANOW.

 

2-QAATE QAADO TAHAYO,QOFNA LAGULA YABAYN,

    QOORTANA U SUDHANYAHAY,QUMANI KITAABO,

    QAADANAYNIN WAANO.LAGA TAAGANYAY QUUS.                                                                                         

    QADARINAYN NAFTODI,QAADIRKONA JECELYAHAY.

 

3-QAARADAY KU NOOLYIIN,QOONKII DAD UGU XIGAY,

    QARAN IN LOO AQOONSADO,QIIMAYBA WAAYEEN,

    QOFKAAN QUUS AQOONBA,QUUS LAGU TILMAAMA,

    QAAWANE MAXUU QADIN,AMA ADIGA KUU QABAN.

 

4-QUUD DARAYNTA REER XAMAR,QIYAASO KA SOO QAAD,

    QABQAB DHAAFAY IYO FAAN,ISU QABE AAN LOO QABIN,

    ADIGUUN BAY ISKA QOYSTAYE,AYAA QOORTA KUU JARI,

    QUUDAN JIRIN QORYO U GURO,QAANTIINA KUGU MAQAN.

    QORAAL WAXAN KU XIDHAYA,QUDUNQUUTOY KU QUUSO,

              QARANKOOWNA WAX KU QAADO.

              ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
Lis Dairy
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...