Madaxweyne Muuse Biixi Dalka Imaaraadka Miyuu Kula Kulmay Madaxweynaha Puntland?

0
Sunday April 21, 2019 - 19:33:45 in News by
  • Visits: 3397
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi Dalka Imaaraadka Miyuu Kula Kulmay Madaxweynaha Puntland?

    Madaxweyne Muuse Biixi Dalka Imaaraadka Miyuu Kula Kulmay Madaxweynaha Puntland?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi Dalka Imaaraadka Miyuu Kula Kulmay Madaxweynaha Puntland?


Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu maanta ku soo laabto magaalada Hargeysa, ka dib socdaal qaatay saddex habeen oo uu ku tagay dalka UAE.

Image result for muuse biixi iyo siciid deni


Ma jiro wax war ah oo laga hayo ujeedada socdaalka Madaxweyne Biixi iyo weliba masuuliyiinta uu la kulmay, laakiin warar uu Geeska Afrika helay ayaa xaqiijiyay inaanu jirin war la isla dhex marayo oo sheegaya inay dalka UAE ku kulmeen Madaxweyne Biixi iyo Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Deni, "Ma jiro kulan dhex maray Madaxweyne Biixi iyo madaxweynaha Puntland.” Sidaas waxa Geeska Afrika u sheegay ilo xogogaala.


Madaxweyne Biixi iyo Madaxweyne Deni ayaa la sheegay inay isku gaadheen dalka UAE, laakiin lama oga in socdaalkoodu ahaa qorshe ay dawladda UAE doonaysay inay ku kulansiiso labada masuul iyo in kale.


Loading...
Loading...