Somaliland:-Maxkamad Rumaan U Jartay Masuuliyiin Loo Haysto Musuq Maasuq

0
Sunday September 20, 2020 - 15:18:09 in News by
  • Visits: 998
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland:-Maxkamad Rumaan U Jartay Masuuliyiin Loo Haysto Musuq Maasuq

    Somaliland:-Maxkamad Rumaan U Jartay Masuuliyiin Loo Haysto Musuq Maasuq

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland:-Maxkamad Rumaan U Jartay Masuuliyiin Loo Haysto Musuq Maasuq

Hargeysa(HWN):-Xafiiska Hantidhowraha Guud Ee Qaran Oo Mudooyinkii Udanbeeyay Baadhitaano Musuq Maasuq ka Waday Gobolada Dalka Ayaa Xabsiga Utaxaabtay Saraakiil katirsan Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Gabiley Laba Cisho ka Hor.




Maxkamada Gobolka Gabiley oo maanta la horkeenay Afar kamid ah Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Gabiley ayaa Udirtay 7cisho oo rumaan ah si Xafiiska Hanti Dhowraha Guud Usoo dhamays tiraan Eedaha Musuq Maasuq Ee ay kusoo Oogayso.


Masuuliyiintan Maanta Maxkamadu Rumaanka U Jartay Ayaa Kala Ah Agaasimayaasha Waaxaha Maaliyada Iyo Arimaha Bulshada Dawlada Hoose Iyo Sido Kale Mushaar Bixiyaha Iyo Shidaal Bixiyaha Dawlada Hoose Ee Gabiley.


Loading...
Loading...