'' Kaftanka Maanta , Ina Bilow Wadada ,Bidhaan Yar Haka Dhigin ''.

0
Sunday September 20, 2020 - 14:32:10 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1490
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    '' Kaftanka Maanta , Ina Bilow Wadada ,Bidhaan Yar Haka Dhigin ''.

    W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed Nour Guruje

Waaggii la aasaasay Haayada wadooyinka somaliland SRA oo uu hawl-wadeen ka ahaan jirey Eng ciise curaagte ayay reer odwayne u heeseen waxaan  dhaheen ,



Ciisoow wadada ,

weecweeciyoo ,

Oodwayne marri .


Imika wa halkaase wadada wadnaha ee la sheegay in la dhisayo afar haadna lagga dhigayo , anigoo soo dhawawaynaya hadana waxaan leeyahay  meesha la yidhi waa laggu joojinayaa ee dawladda hoose maaha mid soo saaraysa quruxda iyo muhiimadda wadadu leedahay , sidaa darteed waxaynu odhan lahay, Maxamed cali bile wadada Ilaa kaah gaadhsiyoo , eesh qiyaasak Ina bilow wadada bidhaan yar haka dhigin .

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...