Raysal Wasaaraha Cusub Ee Somaliya Oo Fariin Udiray Golaha Shacbka

0
Saturday September 19, 2020 - 20:10:00 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1534
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaaraha Cusub Ee Somaliya Oo Fariin Udiray Golaha Shacbka

    Farriinta Ra'iisul Wasaaraha Magacaaban ee uu u diray Golaha Shacabka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Farriinta Ra'iisul Wasaaraha Magacaaban ee uu u diray Golaha Shacabka


Bismillaahi Al-raxmaani Al-raxiim,

Asalaamu Caleykum Wa raxmatullaahi wa barakaatu



Waxaa farxad ii ah in aan idinla wadaago, in aan si sharaf iyo dareen masuuliyadeed leh aan u aqbalay kalsoonida uu isiiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iiguna magacaabay Xilka Ra’iisul Wasaaranimo ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.


Sidaas daraadeed, waxaan doonayaa in aan codka kalsoonida waydiisto Golaha Shacabka, aniga oo rajaynaya in ay isiin doonaan codka kalsoonida, si aan u guto waajibaadkayga.


DHAMMAAD


Loading...
Loading...