Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Laga Bilaabay Badalka Lacagta

0
Saturday September 19, 2020 - 16:42:10 in News by
  • Visits: 2300
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Laga Bilaabay Badalka Lacagta

    Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Laga Bilaabay Badalka Lacagta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Laga Bilaabay Badalka Lacagta

JigjigaMadaxwayne Mustafa Muxumed Cumar oo maanta bilaabay lacag bedelka Degaanka Soomaalida ayaa ka hadlay dhawr arrimood.

Madaxwaynaha waxaa uu sheegay in hawshii la xidhiidhay lacag badalka iyo cabashadii shacabka ay xal ka gaadheen isla markaana la ilaalinayo hantida ummada degaanka.



 

Madaxwaynaha oo kulan la yeeshay maareeyasha Bankiyada ka jira degaanka ayaa sheegay in la faray maamulada heerarkooda kala duwan in haday jiraan dad lacago laga qaaday loo celiyo. Madaxwayanaha ayaa tibaaxay in hadafka lacag badalka uu yahay in la xakameeyo lacag gaadhaysa 109 Bilyan oo si sharci darro ah lagala baxay dalka.



Loading...
Loading...