Taladeenu Taiwan Qudha Yay Ku Taagnaan,Tahan Geediga U Rara.

0
Saturday September 19, 2020 - 09:23:13 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 714
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taladeenu Taiwan Qudha Yay Ku Taagnaan,Tahan Geediga U Rara.

    W/Q: Ismail handuleh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail handuleh

TALADEENU TAIWAN TAAGNADA YAY NOQON,


TOOBIYA QABSAOA TAGA,MEELO DHADHEER,



TIRADABA SHANEYO TALABIIB KU BEGSADA,


TASHADO DHAQAAQO,CARABTI TALABSADE,


TARTAN BAY U GELAYAN,TINLIHI YUHUDEE,


TOOBIN SAARA QADARO,TAAGEER IMARAAD,


TARBIICO IYO TUURABA,TAAGTEENI SOCONE,


TURKIGA IYO SHIINAH,TILMAAN HA U AHATE,


TIIGSIGEENA GAADHSII,TRUMP OO OGAYSII,


TORNADO KEENO,TOXWEYN KU SOO XIDHA .


     [TOOXWEYN WAA DEKEDA BERBERA].


TOGKASTABA TAAGI,TANKISU ROGMANAYAA,


TAWXIIDKA EEBBAHAY,UMMADI KU TIIRSANI,


TOOKH ADMI KAMA BAQO,TANASULINAMAYSE,


TAAKANA KOLAY TAHAY,KAAGAMA TEGAAYEE,


TUHUNKABA KA SAARO,NUYUKLERKA SOO TUUR,


ISMAIL A,HANDULEH
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...