'' Kaftanka Maanta , Governo Sacad''.

0
Friday September 18, 2020 - 17:53:33 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2614
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Kaftanka Maanta , Governo Sacad''.

    W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed Nour Guruje

sanadkii 1950 markii laggu jirey halgankii xornimo doonka koonfurta waxaa hogaanka u hayay Ardaaga Sacad , halgamaagii Cabdilaahi ciise maxamuud oo ahaa xoghayihii guud ee Syl iyo rag badan oo ardaagaas ah ayaana halganka door wayn ku lahaa .



C/laahi ciise maxamuud markii la dhisay dawladii daakhiliga ahayd wuxuu noqday madaxwayne , waxaanu soo dhisay dawlad ka kooban 10 wasiir , dawladaasna reer Mogdisho waxay u bixiyeen Governo sacad , waxaanu ku shirbi jireen , nin aan suldaan u dooranoo , sacad ka roon alloow na sii .


Jirtaa siima jirtee , ciyaartii sacad waa qasay qoladii soomaali qaldaanka ahayd ee mogdisho iska dhiibtay waagaas , kuwaasoo sahlay in cabdilaahi ciise laggu badalo Aadan cadde , ka dibna ay hogaanka la wareegaan jeegaantii Abgaal iyo majeerteen .


70 sanno ka dib , jeegaantii majeerteen iyo abgaal waxay u taagan tahay doorasho , sacad oo ku daaban mareeexaana waa soo noqday, waxaase hadal ka joog , majeerteeen Ogaaden iyo raxanwayn wuu afgaran doonaaye, Sacad siduu u fahmi doono Caydh oo u muuqda in aanu ku niyad samayn siyaasadda cusub ee walaaha galmudug .

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...