Xisbiga Musharax Daahir Geelle Oo War Kasoo Saaray Heshiiska Doorashada Somaliya

0
Friday September 18, 2020 - 14:19:56 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1235
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Musharax Daahir Geelle Oo War Kasoo Saaray Heshiiska Doorashada Somaliya

    Xisbiga Dan Qaran ee uu hoggaamiyo Musharax Madaxweyne Amb, Daahir Maxamuud Geelle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Dan Qaran ee uu hoggaamiyo Musharax Madaxweyne Amb, Daahir Maxamuud Geelle

 

Muqdisho (HWN) Xisbiga Dan Qaran ee uu hoggaamiyo Musharax Madaxweyne Amb, Daahir Maxamuud Geelle ayaa soo dhaweeyay heshiiska doorashada oo ay Villa Soomaaliya ku gaadheen Madaxweyne Farmaajo, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.



Warsaxaafadeed kasoo baxay Xisbiga Dan-Qaran ayaa waxaa lagu sheegay in Xisbiga uu niyad wanaag u muujinayo heshiiskaasi.



No description available.
Loading...
Loading...