Hargaysa: Gabadh Sagaal Jir Ah Oo Maydkeedii Laga Soo Saaray Barkad

0
Friday September 18, 2020 - 09:45:14 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3684
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa: Gabadh Sagaal Jir Ah Oo Maydkeedii Laga Soo Saaray Barkad

    " Ciidanka Dab-demiska ayaa maydka ku wareejiyay laamaha baadhista ciidanka Booliska."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

" Ciidanka Dab-demiska ayaa maydka ku wareejiyay laamaha baadhista ciidanka Booliska."

Hargeysa: Ciidamada Dab-demiska caasimada Hargeysa ayaa caawa ka hawlgalay kuna guuleystay inay Barkad ka soo saaraan Maydka Gabadh yar oo Sagaal jira oo ku dhacday Barkad  ku  taallay deegaanka lagu magacaabo magaalo Oromo ee galbeedka Hargeysa.




Markii gurmadkaas laga soo dalbaday Fire Control ka Ciidanka Dab-demiska, ciidanku waxay ugu baxeen si degdega, waxaana ciidamadu iyagoo adeegsanaya xirfadooda saacado Kadib heleen maydka.


Ciidanka Dab-demiska ayaa maydka ku wareejiyay laamaha baadhista ciidanka Booliska.


Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo eheladii ay ka baxdayna ilaahay Samir iyo Iimaan saadiqa ha ka siiyo aamiin aamiin.


Allaa Mahad leh

Xafiiska Warbaahinta CDQ

Hargeysa/Somaliland

990 / Emergency Call

Loading...
Loading...