War Deg Deg Ah:-Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Raysal Wasaaraha Cusub Ee Soomaaliya

0
Friday September 18, 2020 - 00:05:14 in News by
  • Visits: 3612
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Raysal Wasaaraha Cusub Ee Soomaaliya

    War Deg Deg Ah:-Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Raysal Wasaaraha Cusub Ee Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Raysal Wasaaraha Cusub Ee Soomaaliya


Muqdisho(HWN):-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay Raysal Wasaaraha cusub ee beddeli doona Raysal wasaarihii hore ee xilka laga qaaday.

Image may contain: 1 person, suit


Madaxweynaha oo la-tashiyo badan ka sameeyey ayaa maanta oo ay taariikhdu that 17ka Sebteembar 2020, Xeer Madaxweyne ku magacaabay Mudane Maxamed Xuseen Rooble xilka Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, isaga oo ku soo xushay aqoonta, waayo aragnimada iyo kartida uu u leeyahay inuu sii ambaqaado dadaallada dowlad dhiska iyo horumarinta qorsheyaasha Qaran.


Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa faray Raiisul Wasaare Rooble In uu deg-deg ku soo dhiso Xukuumad tayo leh oo dalka horseedda in ay ka dhaqan geilso doorasho , dadaal muuqdana gelisa sidii loo xoojin lahaa guulaha laga gaadhay amniga, dib u dhiska Ciidamada Qalabka sida, horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha, baahinta adeegyada aas-aasiga ah, kamiro dhalinta dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo musuqmaasuqa.

Loading...
Loading...