'' Kaftanka Maanta , Saylici Siyaaadaa Sidata ''.

0
Thursday September 17, 2020 - 08:06:36 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1539
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Kaftanka Maanta , Saylici Siyaaadaa Sidata ''.

    W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed Nour Guruje

1-markii uu siilaanyo baneeyey booskii musharaxnimada madaxwaynaha , ee uu booskaa banaanaadey cidhiidhsan waayay , waayo aduunka marka madaxwayne booska baneeyo ku xigeenkiisa ayuunbaa buuxiya , keliya waxay ahayd labadii nin ee muuse la tartamayay in uu mid uun kula heshiiyo in uu ku xigeen u noqdo , kaadhadhkiisa oo badnaana ciyaaro .

 

2- Markii uu seegay booskii musharax madaxwayne ee uu isu sharaxay madaxwayne ku xigeen , isagoo ku xigeen u noqday musharax banaanka joogana wuu qaldamay , maxaa yeelay in haduu musharax madaxwayne noqon waayay in uu ku xigeen noqdo may ahayne in uu iska nastay ahayd oo maalin kale suggo .

 

3- Isagoo laba jeer noqday musharax madaxwayne ku xigeen , laba jeerna noqday gudoomiye ku xigeenka afraad ee xisbigiisa in uu mar afraad hadana boosaskaa u hanqal taagaana waa qalad.

 

Sidaa markay tahay , cadaanku waxay yidhaahdaan hadii aad siyaasaddi kaxayn waydo iyadaa ku kaxaynaysa markaa saylici imika siyaasadaa sidatee aynu dhawrno waayaha bal halkay dhigto .

 

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...