Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Musuq-Maasuq Laga Baadhaayo

0
Wednesday September 16, 2020 - 21:54:48 in News by A. Asbaro
  • Visits: 2166
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Musuq-Maasuq Laga Baadhaayo

    Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Musuq-Maasuq Laga Baadhaayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Musuq-Maasuq Laga Baadhaayo


Hargeisa(HWN):-Hay’adda Hanti dhawrka guud ee qaranka Somaliland ayaa baadhitaan ka bilawday xarunta gudida qandaraasyada qaranka.
Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Shaaciyey Magacyada Shirkadaha ku Guulaystay Lix Mashruuc oo loo Tartamay | Somaliland Post


Baadhitaankaasi waxa horkacayay guddoomiye ku xigeenka hay’adda Hanti dhawrka qaranka Sacad Cabdi Cabdillaahi iyadoo shaqadaasi kamid noqon doonto goobo kala duwan oo bishan u qorshaysan inuu hanti dhawrku baadhitaano ka bilaabo.

Nuux Maxamed Xuseen guddoomiyaha gudida qandaraasyada qaranka ayaa soo dhaweeyay baadhitaanka hanti dhawrka qaranku uu ka bilaabay xafiiskaasi si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo ee loo igmaday.

Guddoomiye ku xigeenka xafiiska Hanti dhawrka guud ee qaranka Sacad Cabdi Cabdillaahi ayaa sheegay inay baadhitaano ka bilaabi doonaan xafiisyada hay’daha dawladda iyo dawlada hoose ee dalka iyadoo ay ka gudan doonan waajibaadkooda ay u xilsaaran yihiin.

Loading...
Loading...