Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Qorshaynta Oo U Jawaabay Wasiir Saajin Oo Saylici Eedaymo U Jeediyay

0
Wednesday September 16, 2020 - 17:17:48 in News by A. Asbaro
  • Visits: 2715
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Qorshaynta Oo U Jawaabay Wasiir Saajin Oo Saylici Eedaymo U Jeediyay

    Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Qorshaynta Oo U Jawaabay Wasiir Saajin Oo Saylici Eedaymo U Jeediyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Qorshaynta Oo U Jawaabay Wasiir Saajin Oo Saylici Eedaymo U Jeediyay

Hargeisa(HWN):-Kaysar Maxamed Wasiir Ku Xigeenkii hore ee qorsheynta ayaa naqdiyay eedaymo uu wasiirka wasaaradda ganacsiga Somaliland u jeediyay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici.
Hordhaca Warysi Xaasasiya C/salaan Hereri iyo Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici - YouTube


Ku Xigeenkii hore ee qorsheynta ayaa yidhi "Foolxumo ka weyni ma jirto in Nin Wasiir ah oo Xukuumada ka tirsani intuu Warbaahinta soo hor fadhiisto uu aflagaado iyo xajiimayn hawada u mariyo Madaxweyne ku Xigeenkii Qaranka ee isaga xukuma oo Kursiga ku fadhiya Codka Shacbiga reer Somaliland oo la mid ah Codka uu Madaxweynuhu ku fadhiyo Kursiga.

Ummada reer Somaliland waxay eegaysaa Talaabada uu Madaxweynuhu ka qaado Wasiirkiisaa dar-jiidhay ee hilmaansan in Madaxweyne ku Xigeenku uu huwan yahay karaamada Ummada oo uu ku fadhiyo Codka Shacbiga reer Somaliland”. Kaysar Maxamed Wasiir Ku Xigeenkii hore ee qorsheynta.

Loading...
Loading...